Soomaaliyeey toosoo () oli Somalian kansallislaulu vuosina 2000–2012. Maan itsenäistyttä Italian ja Ison-Britannian vallasta vuonna 1960. Soomaaliyeey toosoo on vanha, tunnettu somalialainen kansanlaulu.

Vuonna 1959 kirjoitettu Qolobaa Calankeed korvasi Somaaliyeey toosoon.

Sanat somaliaksi

Soomaaliyeey tooseey Tooseey isku tiirsada ee Hadba kiina taag daranee Taageera waligiinee.

Ummadyahay mar kale toosoo Calankiina wada tiirshoo, Danta guud ku taagsada oo Isu wada tanaasula eey.

Somaliyaay soo toosoo Toosoo isku tiirsada ee Hadba kiina taag daranee Taageera waligiinee.

Tawaabkoo qudhaa bixiyoo Gobannimada taam ka dhigee, Rabbi toobad weyddiistoo Talo saarta Weynaha eey.

Somaliyaay toosoo Toosoo isku tiirsada ee Hadba kiina taag daranee Taageera waligiinee.

Qabiilkaad ku tookhdaan baa Qawmiyaddaada kaa tira oo, Tayo li'ida qoys-qoyskaa Idin bada tabaalaha eey.

Somaliyaay toosoo Toosoo isku tiirsada ee Hadba kiina taag daranee Taageera waligiinee.

Inuu Naar ku taro mooyee Dagaal ehel ma taabaggalee, Shacabkaa in loo turo oo La tabantaabsho kaa mudaneey!

Somaliyaay toosoo Toosoo isku tiirsada ee Hadba kiina taag daranee Taageera walsigiinee.

Curaddadaada taargo'ayaa Tiiraanyo qaran weeyee, Walaalkiis kan tooganayow Adays jaray tagoogaha eey.

Somaliyaay toosoo Toosoo isku tiirsada ee Hadba kiina taag daranee Taageera waligiinee.

Quruun teeda hanan weydaa Tiqo kuma leh dunideenee, Adduunyada ka tamin qaadtoo Assaagiina tiigsada eey.

Kertosäkeen käännös Kertosäe: Herää, Somalia! Herätkää ja tukeutukaa toisiinne Auttakaa niitä, jotka eniten apua kaipaavat

Lähteet

Luokka:Historialliset kansallislaulut Luokka:Somalian musiikki